Mukhtaar Roobow oo laga soo saaray xabsigii uu ku jiray (Xagee la geeyey)

Shiikh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa la sheegay in laga soo saaray xabsiga Xarunta Hay’adda Nabad sugidda Qaranka NISA oo ku yaalla degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya Mukhtaar Roobow la geliyey xabsi guri, lana dejiyay dhisme ku yaala Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya halkaasoo ay ku ilaalin doonaan ciidanka Nabad sugida. Ehelada Mukhtaar … Continue reading Mukhtaar Roobow oo laga soo saaray xabsigii uu ku jiray (Xagee la geeyey)